Home/so/portalnews
Wararka
News
الأخبار باللغة العربية
Office of the President
Office of the Prime Minister
Mogadishu City
The Parliament
The Ministries
The Constitution
The NSS
The Somali Police
The Regions
Somali Embassies A-Z Directory
Foriegn Embassies
Universities
Contact Us
A-Z Gov-Directory
Gov-Webmail
Prominent Personalities
UN Links for Somalia
Country Info
Somali Political Parties
International Organizations
Islamic Organizations
Support Us
Local Jobs
International Jobs
Recognitions
Funding Projects
Human Rights Watch
The UN in Somalia
Our Extraordinary Dignitaries
The UN Failures
Photo Player Flash
e-mail me

 


 






 



XAFIISKA RA'IISAL WASAARAHA DOWLADDA SOOMAALIYA


OFFICE OF SOMALI PRIME MINISTER




Wednesday, July 20, 2011 His Excellency Prime Minister Dr. Abdiweli Mohamed Ali "Gaas" announced his new cabinet with elite ministers who will be ruling until August 21st, 2012.


There are 18 elite ministers shared 4.5 Somali clan formula, and their names is as the following:-

The New Ministerial List:

1-Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta


2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Waxaa loo magacaabay Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda


3-Mudane Xuseen Carab Ciise Waxaa loo magacaabay Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga


4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Waxaa loo magacaabay Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.


5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.


6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.


7- Marwo Caasho Cismaan Caqiil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska,


8-Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha


9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka


10-Mudane Cabdulqaadir Maxamed Axmed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta


11-Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga


12-Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda


13-Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Circa, Dhulka, Badda & Dekadaha


14-Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta


15-Mudane Jaylaani Nuur Iikar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska


16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay asiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka


17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.


18- Madane, Cabdullaahi Goodax Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga


Thank you very much,



 


Friday, November 12, 2010 Ra'iisal Wasaare Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa soo magacaabay Golaha Wasiiradda Dowladda Soomaaliya.


Xubnaha cusub ee golaha wasiiradda waxay kala yihiin:



1. Maxamed Cabdullahi Oomaar, Raiisul wasaare ku xigeen, ahna Wasiirka arrimaha dibedda.



2. Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi, Raiisul Wasaare ku xigeen, ahna Wasiirka arrimaha gaashaandhiga.



3. Cabdiweli Maxamed Cali, Raiisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga.



4. Cabdullahi Abyan Nuur, Wasiirka garooska arrimaha diinta iyo awqaafta.



5. Cabdishakuu Shiikh Xasan Faarax, wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka.



6. Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirka maaliyadda iyo Lacagta.



7. Maryama Qaasim Axmed, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha qoyska.



8. Yusuf Macalin Amiin Baadiyow, Wasiirka Beeraha iyo xanaanada xoolaha.



9. Dr Aadan Xaaji Ibraahim Daaud ,Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada.



10. Cabdikariim Xasan Jaamac, Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada iyo Isgaarsiinta.



11. Cabdinuur Macalin Maxamuud, Wasiirka arrimaha bulshada, shaqada iyo horumarinta shaqaalaha.



12. Maxamed Macalin Xasan, Wasiirka Kaluumeysiga, Beyada iyo kheyraadka badda.



13. Axmed Cabdiraxmaan Abaade, Wasiirka dekedaha gaadiidka badda cirka iyo dhulka.



14. Maxamuud Maxamed Boonoow, Wasiirka Dastuurka Federalka iyo Dib u heshiisiinta.



15. Cabdirashiid Khaliif Xaashi, Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska.



16. Cabdirisaaq Shiikh Muxudiin, Wasiirka Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka.



17. Cabdinuur Shiikh Maxamed, Wasiirka Waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare



18. Maxamuud Cabdi Ibraahim, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed ayaa maanta soo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-dowlayaal, kuwaasi oo ay tiradooda dhan tahay 18 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru-Dowle.


 



Magacyada  Wasiir ku Xigeennada iyo Magaca Wasaaradda loo magacaabay



1-Mudane Xaji Cali Sheikh Maxamed Nuur



Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta, iyo Awqaafta



2-Mudane Cumar Shiikh Cali Idris



Wasaaradda Arrimaha Dibadda



3-Mudane Ibrahim Isaaq Yarow



Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka



4-Mudane Mukhtaar Shiikh Shuute Shiikh Cali Maye



Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta



5-Mudane Daauud Cabdikariim Xaaji Cumar



Wasaaradda Gaashaandhiga



6-Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen



Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga



7-Mudane Maxamed Cabdulle Faarax (Geeseey)



Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, iyo Isgaarsiintan



8-Mudane Maxamed Cali Shire



Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha



9-Mudane Cabdirashid Maxamed Xidig



Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Shaqada, Homumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Isboortiga



10-Mudane Cabdi Cali Maxamud (Riyaraac)



Wasaaradda Howlaha Guud  iyo Dib-Udhiska



11-Mudane Xasan Yacquub Geescade



Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha



12-Mudane Cabdullahi Abokor Jaamac (Gardowe)



Wasaaradda Kaluumaysiga, Bayada,  iyo Khayraadka Badda



13-Mudane Cabdulqaadir Haji Maxamed Suldan Lugadheere



Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka



14-Mudane Siciid Maxamed Jimcaale



Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta



15-Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Faarax (Dujana)



Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka.



16-Mudane Faisal Cumar Guuleed



Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare



17-Marwo Faduma Xasan Cali



Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska



18-Mudane Cisman Libaax Ibraahim



Wasaaradda  Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada



Wasiiru-Dowlayaasha Magacyadooda iyo Wasaaradaha loo magacaabay



1- Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha  Xafiiska Raisulwasaaraha.



2- Mudane Cabdulqaadir Macallin Nuur Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Madaxtooyada.



3- Mudane Maxamed Cali Xaamud Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda



4-  Mudane Maxamed Xasan Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda  Maaliyadda & Lacagta.



5-Mudane Maxmed Cabdi Abtidoon Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga.



6-Mudane Axmed Cali Yaqle waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.



7- Mudane Maxamed Cali Xagaa Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda.



8- Mudane Cabdirashid Xaaji Deerow Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka.



9- Mudane  Dr. Maxamuud Shiikh Xasan Akhi Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.



Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdirashid Cali Sharmaje oo magacaabay Xubnaha Xukuumaddiisa



Wasiirrada uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo gaaraya 36 Wasaaradood ayaa waxay u badan yihiin wejiyo cusub, waxaana ku jira xubno yar oo ka tirsanaa Dowladdii TFG-da


Magacyada Wasiirradda iyo Wasaaraha loo magacaabay



Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi:
Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda



Shariif Xasan Shiikh Aadan:
Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Maaliyadda



C/Waaxid Cilmi Goon-jeex:
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka



Maxamed C/llaahi Oomaar:
Wasaaradda Arrimaha Dibadda



Prof. Maxamed Cabdi Gaandi:
Wasaaradda Gaashaandhigga



Shiikh C/qaadir Cali Cumar:
Wasaaradda Arrimaha Gudaha



Col. Cumar Xaashi Aadan:
Wasaaradda Amniga Qaranka



C/raxmaan C/shakuur Warsame:
Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah



Madoobe Nuunow Maxamed:
Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka



Shiikh Cali Aadan:
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta



Fowsiyo Maxamed Shiikh:
Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska



Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim:
Wasaaradda Gargaarka iyo Aadamiga



Farxaan Cali Maxamuud:
Wasaaradda Warfaafinta



Maxamed Cali Xagaa:
Wasaaradda Cilmi-baarista iyo Tiknoolojiyada



Qamar Aadan Cali:
Wasaaradda Caafimaadka



Maxamed Cabdi Xayir Maareeye:
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

C/llaahi Axmed Cabdulle Azhari:
Wasaaradda Jaaliyadda Dibadda



Axmed C/llaahi Waayeel:
Wasaaradda Warshadaha iyo Barbaarinta



Maxamed Cabdi Yuusuf:
Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta



Khadiijo Maxamed Diiriye: 
Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga



Saleebaan Colaad Rooble:
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga



Abuukar Cabdi Cusmaan:
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha



C/raxmaan Maxamed Faarax Jinaqow:
Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka



Xasan Maxamed Nuur Shaargaduud:
Wasaaradda Beeraha



Maxamed Ibraahim Xaabsade:
Wasaaradaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda



Maxamed Mursal:
Wasaaradda Hantida Qaranka iyo Qalabeynta



Prof. Ibraahim Xasan Caddow:
Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare



Cabdalla Boos Axmed:
Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha



Xuseen Ceelaabe Faahiye:
Wasaaradda Dib-u-dhiska



Maxamed Xuseen Saciid:
Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur-joogta



C/risaaq Cusmaan :
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta



C/rashiid Cirro:
Wasaaradda Ganacsiga



C/raxmaan Jaamac:
Wasaaradda Warshadaha



Cali Jaamac Jengeli:
Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka



Burci Xamza:
Wasaaradda Deegaanka iyo Ilaalinta Bii’ada



Waxaa harsan oo marka ay Dowladda Xamar u guurta la magacaabi doonaa Wasiir ku xigeenno aan iyana tiro-yareyn, kuwaasi oo ka mid noqon doona Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, iyadoo ay xusid mudan tahay in ay iyana jiri karaan Wasiiru-Dowlayaal.